Thursday 17 November 2016

Parent Coffee Morning 9 am 22nd November


Cabot Primary School Parent Coffee Morning Tuesday 22nd November 2016 - 9am – Community Room

Discussion Topic – The NHS are offering free nasal flu vaccines for all Year 1, 2 and 3 pupils.  You may be interested to know that the vaccine contains poricne gelatine.  A representative from Boots’ Pharmacy will be at the meeting to tell you more about this vacccine.  This may help you make a decision about whether you would like this vaccine for your child.  All parents of Year 1,2 and 3 pupils are invited.


Subaxa Qaxwada ee Dugsiga Hoose ee Cabot Maalinta  Talaadada 22ka Noofember 2016 - 9am – Qolka Bulshada

Cinwaanka wada-xaajoodkaNHS-ka waxay bixinaayaan tallaalka qandhada (xumadda) oo lacag la’aan ah ee laga siinaayo sanka dhammaan ardayda fasallada 1, 2 iyo 3.  Waxaa laga yaabaa inaad daneyneysid inaad ogaato in tallaalka ay ku jiraan maadada Jalatiinka doofaarka (khansiirka). Qof ka socda Farmashiga Boot-iska ayaa ka soo qeybgeli doona kulanka si uu kuu siiyo akhbaar dheeri ah ee ku saabsan tallaalkaas taasoo laga yaabo in ay kaa caawinto sidii aad u gaari lahayd go’aan in canuggaada la tallaalo iyo in kale. Dhammaan waalidiinta ardayda fasallada 1, 2 iyo 3 ayaa lagu casuumay kulankaan.

No comments:

Post a Comment